Jump to content

Komishanka Doorashooyinka Qaranka

Ka Wikipedia
Republic of Somaliland
National Electoral Commission
Komishanka Doorashooyinka Qaranka
'Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland KDQ
Commission hay’adda
La aasaasay2000
NoocaHay'ad madax-bannaan oo sharci ah
Awqaafta Somaliland
Xarunta dhexeHargeisa, Somaliland
Commission hay’adda
Websitewww.slnec.com

Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ( NEC ) (Af-Ingiriisi Somaliland National Electoral Commission ; AF-Carabi لجنة الانتخابات الوطنية في صوماليلاند ) waa komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland .Komishanku wuxuu abaabulaa doorashooyinka madaxtinimada Somaliland, doorashooyinka baarlamaanka, doorashooyinka golayaasha deegaanka iyo aftida . Guddoomiyaha hadda ee guddiga waa Cabdirashiid Maxamud Cali. Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Waa Muuse Xasan Xaaji Yuusuf

Komishanku wuxuu ka kooban yahay toddoba xubnood, saddex ka mid ah waxa magacaabay Madaxweynaha Somaliland, laba waxa magacaabay Golaha Guurtida, labada soo hadhayna waxa soo magacaabay xisbiyada mucaaradka ah . Magacaabista kadib waxaa ansixinaya Golaha Wakiilada, muddada xafiiska ee guddiga waa shan sano.

Xiriirinta dibedda

[wax ka badal | wax ka badal xogta]