Ladnaan

Ka Wikipedia

Ladnaan (Af Ingiriis : Well-being; Af Carabi : ar‎) waa ereybixin guud ee xaalad qof ama koox, marka laga eego dhanka bulshada, dhaqaalaha iyo nafsad ahaan ladnaan ama caafimaad. Heerka ugu sarreeya ee istareexa waxaa loola jeedaa xaaladda qofka ama kooxda in ay tahay mid wanaagsan, halka ay xiriir la leedahay hoos u dhaca ladnaanta in ay tahay dhacdooyin xun xun.

Waxaa loo adeegsadaa ereybixinta ladnaanta falsafadda tilmaamaysa nooca nololeed ee qofi ku nooshahay. Daraasad falsafadeed baa lagu sheegay ladnaanta ama istareexa in ay tahay noocyo farabadan ee kala dawan dhanka aragtida. Waxaana soo hoosgalaya: aragtida reyn-reyn, aragtiyada oofinta doonista, iyo aragti liis qodobeed, Dhammaystirnaan, jihooyin ka mid ah aragtiyo isku dhex jirta. waxaa istareexa soo hoosgalaya meel muhim ah kana galaya aragtida adaabta isticmaalka hantida, waxaa ugu caansan Dantii yaqaannimo.

Dhaqaalaha waxaa ka mid ah, adeegsiga ereybixinta tirooyin fulineed qiyaas ku wajahan qiimaynta Tayada nolosha. Waana ereybixin macna wadaag ah ee Istareex iyo Hanti markaas ayaa la xadidayaa heerka ladnaanta iyadoo la isbarbar dhigayo xaaladda qof ama koox sida uu qabo halbeeggaan.

Ladnaanta Caafimaadka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

magacaan waxaa kaloo loo baxshaa goobha ganacsiyada sida #ladnaan hospital.

Ladnaanta Shaqada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Ladnaanta Cunnada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]