Jump to content

Lahjadda Abron

Ka Wikipedia
Bono
Abron
Dhalad u ahGaana, Xeebta Foolmaroodi
QoomiyadaBono
U ah afka hooyo1.4 million  (2013)[1]
Qoyska luqada
  • Atlantik–Kongo
    • Kwa
      • Potou–Tano
        • Tano
Hab qoraalkaLatin
Koodka luqada
ISO 639-3abr

Abron ama Bono ama Brong ama Bono Twi waa lahjad oo dadka Bono ku hadlaan. Waa la qiyaasaa inuu 1.2 milyan oo qof ku hadlaan Gaana, gaar ahaan gobolka Bono, iyo in ka badan 300,000 oo qoof ku nool Bariga Xeebta Foolmaroodi.

Independent Subject Possessive Object
First sing. me me- me- m
Second sing. wo wo- wo w
Third sing. ɔno wɔ- ɔ-; ne no
First pl. yɛ-
Second pl. hõ-
Third pl. bɛ-
Unspecified ɛ-
  1. Abron at Ethnologue (26th ed., 2023) https://www.ethnologue.com/language/abr/