Jump to content

Af Akan

Ka Wikipedia
Akan
Ákán
Dhalad u ahGaana
QoomiyadaAkan
U ah afka hooyo14 milyan (2021 census)[1]  (date missing)
Qoyska luqada
  • Atlaantik–Kongo
    • Volta–Kongo
      • Kwa
        • Potou–Tano
          • Tano
            • Tano Dhexe
              • Akan
Dialects
Asante
Akuapem
Fante
Wasa
Hab qoraalkaLatin
Xaalada Rasmiga
Ka ah Luqad rasmiMidna.
— Dowladda Gaana way maalgaleysa
Regulated byAkan Orthography Committee
Koodka luqada
ISO 639-1ak
ISO 639-2aka
ISO 639-3akainclusive code
Individual codes:
abr – Abron
wss – Wasa

Af Akan waa luqadda u la wayn Gaana iyo luqadda dadka Akan ku hadlaan. 80% dadka Gaana way ku hadlaan Af Akan, iyo 44% oo dadka wu u yahay luqaddooda hooyo. Af Akan waa loga hadlaa qeybaha Xeebta Foolmaroodi oo u dhow Gaana. Ka ganacsiga addoonta Atlaantigada wuu sababay inuu dad Kaaribiyaanka iyo Ameerikada koonfureed joogo inuu ku hadlaan Af Akan.

Akan


Brong



Wasa





Asante, Akyem, Kwahu




Akuapem



Fante (Lahjadaha Agona, Gomua, Abura, Anomabu)





Luqadaha Gaana - Lahjadaha Akan Cagaar bay yeheen

Magacsiinta dadka Akan way ku saabsantahay maalinta cunugga daladhay. Hoos wuu ku sheegaa maalinta dalashadha iyo magaca wiilka iyo gabadho loo bixiyo.

Day Magaca Wiilka Magaca Gabadha
Somali English Akan
Isniin Monday Dwoada Kwadwo, Kojo Adwoa
Talaadada Tuesday Benada Kwabena, Kobina Abena
Arbaco Wednesday Wukuada Kweku, Kwaku Akua
Khamiis Thursday Yawoada Yaw, Kwaw Yaa
Jimco Friday Fiada Kofi Afia/Afua
Sabti Saturday Memeneda Kwame Ama
Axad Sunday Kwasiada Akwasi, Kwasi, Kwesi Asi, Akosua, Esi
  1. Akan at Ethnologue (27th ed., 2024)