Lambedusa

Ka Wikipedia

Coordinates: 35°30′N 12°36′E / 35.500°N 12.600°E / 35.500; 12.600

Lampedusa iyo jasiiradaha udhaw

Lambedusa afka taliyaaniga (Isola di Lampedusa) waa jasiirad ku taala ama kamida wadanka Talyaaniga waa jasiirad aad uyar waxa ay masaafo ahaan tahay 21 klm oo isku wareeg ah waxaa kunool dad gaadhaya 5000 oo qof 170 klm ayay dhanka galbeed ka xigataa jasiirada Sasiiliya maamul ahaana waxay ka tirsantahay w2adanka taliyaaniga waxa kutaalaa badhtama Bada Dhexe waxa ay bada kasaraysaa 133 mtr.

Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Wali waxa jasiirada kamuuqda oo yaalaa asaartii ama calaamado muujinaya taariikhda ka hor waxa kuyaala qabriyo aad u qadiim ah waxa kale oo kuyaala guryo ay dhiseen boqortooyadii romaniyiinta qarniyadii dhexe waxa ay ahyd meel lagu kal gato dadka la adoonsado. kadib markii ingiriiska iyo dawladihii la socaday eey ku adkaadeen dagaalkii ka socday waqooyiga afrika ee kamidka ahaa dagaalkii loabaad eedunida ayay ciidamadii xulafadu duqeeyeen sanadii 1943 halkaas oo ciidamadii taliyaaniga ee joogay ay isdhiibeen. xiliyadan danbe waxa ay jasiiradu caan kutahay dadka muhaajiriinta ah ee kusoo qulqulaya yurub in ay marka uguhoraysa soo caga dhigtaan taas oo ay sababtu tahay udhawaanta ay u dhawdahay xeebaha waqooyiga afrika gaar ahaan wadamada Libiya iyo Tunisiya jasiiradan waxaa soo beegasada sanad walba kumanaan muhaajiriina oo kasoo haajira qaarda afrika