Leo Baekeland
Appearance
Leo Baekeland (Noofambar 14, 1863 - Febraayo 23, 1944) wuxuu ahaa kimistar Beljim maraykan ah . Wuxuu caan ku ahaa abuurista waraaqda sawirka ee Velox sanadkii 1893 iyo Bakelite sanadkii 1907. Waxaa loogu yeeray "Aabaha warshadaha balaastikada "[1] soo saaristiisa Bakelite, oo ah raqiis aanan dab ka kici karin iyo caagag , waxay calaamadeeysay bilowga warshadeeynta balaastikada casriga ah[2][3].
Taariikh nololeedkiisa
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ . Imperial Chemical Industries Ltd., qeybta balaastikada. 1962. pp. 13–25. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Bowden, Mary Ellen (1997). "Leo Baekeland". Chemical Heritage Foundation. ISBN 9780941901123 https://archive.org/details/chemicalachiever0000bowd. Barameter aan la aqoon
|url-access=
ignored (caawin); Maqan ama ebar|title=
(caawin) - ↑ Amato, Ivan (1999-03-29). "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2007-11-06. Soo qaatay 2007-11-08. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin)