Luul (macdan)

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Kani waa maqaal ku saabsan macdanta Luulka. Isticmaal kale fiiri magaca Luul.
Dhagaxa Luulka ah oo ku xidhan macdan kale.
Luul la qurxiyay oo ah nooca lagu xaragoodo.

Luul (Af-Ingiriis: diamond; Af-Carabi: ألماس; Giriik: ἀδάμας) waa macdan dabiici ah oo laga helo badhtamaha dhulka, kaas oo ka samaysan isotopeyo Kaarboon, kaasi oo isku xidhka atomyada kaarboonku u sameeysan qaab lix geesood ah. Dhagaxa Luulku waa midka ugu adag dhamaan macdanta dabiiciga looga helo oogada dhulka.