M16 (qori)

Ka Wikipedia

M16

M16 iyo inta nooc uu soo maray

M16 waa qori darandoori u dhaca, oo qaata baaloto cabrkeedu yahay 5.56mm. waxaa sameeyay Maraykanka,  M16kii uu horeeyay wuxuu ahaa 5.56×45mm iyo labaatan baalooto oo kaliya. [1][2][3][n 1]  

Sanadkii 1964 qoriga M16 wuxuu galay shaqada ciidanka maraykanka waxaana loo daabulay aagaga dagaalka uu ka socday intii lagu guda jiray dagaalkii Vietnam, 1969 qorigaan waxaa lagu badalay qoriga M14 si uu u noqdo qoriga ugu fiican ee ay ku dagaalaman maraykanka, M16 ayaa lasii hormariyay isagoo loo weyneeyay qaadaka qasnada lana gaarsiiyay ilaa sodon baalooto,  waxaa soo baxay M16A2 iyo M16A4 1998 waana facii afaraad ee qoriga M16 wuxuuna wataa qalab dhamaystiran. [4][5][6][7][8][9]

Qoriga M16 waxaa uu ku baahay dunida waxaana wadamo badane u adeegsadaan ciidankooda milatariga, isku celcelis waxaa la sameeyay 8 milyan oo xabo taasoo ka dhigaysa qori aad aduunka u galay, waxaana ka mida waxyaabaha lagu doortay in uu fududyahay, ayna adeegsan karaan ciidanka bada, ciidanka marayka ayaa M16 u bedeshay qori kale oo lagu magacaabo M4 Carbine kaasoo ka fudud kana gaaban qorigaas hore, snadku markii ahaa oktoobar 2015. [10]

Qaabka dhismeedka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Qasanadaha Xiligii dagaalkii Vietnam qasnad 20 baalooto qaada (Bidix) iyo hada xiliga la joogo qasanad 30 baalooto ah NATO STANAG (Midig)
center
'Jabshaha'M16 ayaa hoos waxaa looga xiraa qoriga soomaaligu u taqaan jabshae kaasoo ka caawiya inuu qarxiyo markii uu helo fursad qarxin sida baabuur soo dhawaada ma guri cadow ku jiro waxaa lagu cabaynayaa xabad ama bambo jabiso M203 40 mm jabshaha ku hoos rakiban qoriga  M16 rifle
Askar maraykan oo ku tababaraynasa beynaada qoriga M16
Ciidanka kanada ka jooga afgaanistaan
Ciidanka Difaaca israaiil oo ku tababaranaya M16
Ciidanka Malaysia 2008.
Ciidanka vietnam
Askari Amerikaan ah oo ridaya M16

Sidoo kale eeg[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Kern, Danford Allan (2006).
  2. Kokalis, Peter G. Retro AR-15 Archived Diseembar 15, 2022 // Wayback Machine. nodakspud.com
  3. Ezell, Edward Clinton (1983).
  4. Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named autogenerated5
  5. Ezell, Edward Clinton (1983).
  6. Urdang, p. 801.
  7. ARI Research Note 86-19, ANALYSIS OF M16A2 RIFLE CHARACTERISTICS AND RECOMMENDED IMPROVEMENTS Archived Maaj 29, 2017 // Wayback Machine, Arthur D. Osborne, Mellonics Systems Development Division, Litton Systems, Inc., and Seward Smith, ARI Field Unit at Fort Benning, Georgia, TRAINING RESEARCH LABORATORY, U.S. Army - Research Institute for the Behavioral and Social Sciences, February 1986.
  8. Venola p. 6-18
  9. Weapons of the Modern Marines, by Michael Green, MBI Publishing Company, 2004, page 16
  10. "Small Arms–Individual Weapons" (PDF). 3 November 2010.