Jump to content

Ameerikaanka Asalka ah

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Mareekanka)
Kani waa maqaal ku saabsan dadka loogu tegay qaaradaha Ameerika.
Dadka Asalka Ameerika kuwo ku dhaqan wadanka Kanada.

Dadka Asalka Ameerika, Hindida Cas (ingiriis: Indigenous peoples of the Americas; carabi: أمريكيون_أصليون) waa dad asal ahaan ka soo jeeda qaaradaha Waqooyiga Ameerika iyo Koonfur Ameerika, kuwaasi oo ah kuwo asal ahaan deegaan ku ahaa dhulkaasi kumanaan sano.

Maraykanka assalkoodii waxee ahaayeen, dad u dhashtay Waqooyiga Ameerika iyo koonfurba, markoodi hore waxee ahaayeen, dad indian iyo inuit ah intii yurubiyanka gumeesanin ameerika. nin la dhhi jiray Kristoffer Kolombus ayaa helay ameerika, markaas oo mooday in oo helay dalka Hindiya, marka oo arkay dad u eg aasiyaan. waxoo uugu magac daray (wadanka indianka) IN. Maraykanku wuxuu aasaasmay.