U bood nuxurka

Mareerey

Ka Wikipedia

Mareerey waa magaalo ku taalo Gobolka Jubbada Hoose, Magaaladaan waxaa dhaxmaro wabiga ween oo loo yaqaano wabiga Jubba. Waxaa degan oo is kaleh qabiil ka Malonke iyo Galimays. Jubbadan ayaa waxa looga yaqaan soo saaritaanka sonkorta, Bariiska.

Magaalooyinka Gobolka Jubbada Hoose Calanka Soomaaliya
Afmadow · Jamaame · Kabsuuma · Kismaayo · Mareerey · Ras kambooni
Magaaloyaasha Gobolka Jubbada Hoose Calanka Soomaaliya
Afmadow · Badhaadhe · Jamaame · Kabsuuma · Kismaayo · Mareerey · Ras kambooni · Xagar