Marfuu'ul qalam

Ka Wikipedia

marfuu'ul qalam (Af Ingiriis : diminished responsibility; diminished capacity, Non compos mentis; Af Carabi : ar‎) waa qof falal budhcad, faasiq, gardarrane, mujrim, ama dambiile fuliya, isla markaas dembigaas la ciqaabi karin waalni darteed. Qod haddii uu maandoor sida khamri ama maandoor kale isticmaalo, marfuu'ul qalam ma noqonayo. Maxkamadaha wadamada Islaamka ayaa isticmaala garnaq noocan la mid ah; wadamada Muslim ahayn maxkamadahooda wuxuu tixgeliya qofkaas inuu maangaar yahay, iyo sifooyin kale.[1]


La Xidhiidha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Houston, Rab (2009). 'Medicalization of Suicide: Medicine and the Law in Scotland and England, circa 1750-1850' in Histories of suicide : international perspectives on self-destruction in the modern world. eds. John C. Weaver and David Wright. Toronto: University of Toronto Press. 91-94