MediaWiki talk:Newarticletext

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Ismaaciil walaal fadlan qaar ka mid ah oo boggaan ku jirta waxa loo baahantahay in la turjumo, fadlan isku day. --Abshirdheere 14:50, 2 Juun 2016 (UTC)[reply]

Salaan ka dib, Abshirdheer boga laga soo turjumayo linkigiis ii soo dir. Halkan waa bog wadahadal; kan kale oo ah en:MediaWiki:Newarticletext waxba kuma jiraan.
Mahadsanid, Ismail4all (talk) 02:27, 5 Juun 2016 (UTC)[reply]