Mevlüt Çavuşoğlu

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Mudane Mevlüt Çavuşoğlu
Mevlüt Çavuşoğlu


Wasiirka Arimaha Dibadda ee Dalka Turkiga
Hadda xilka haya
La wareegay Xilka 
24 November 2015
Ra'iisulwasaare Ahmet Davutoğlu
Binali Yıldırım
Xilka kaga horeeyey Feridun Sinirlioğlu
Ka qabtay xilka
29 August 2014 – 28 August 2015
Ra'iisulwasaare Ahmet Davutoğlu
Kaga horeeyey xilka Ahmet Davutoğlu
Kaga dambeeyey xilka Feridun Sinirlioğlu

Wasiirka Turkiga U Qaabilsan Arimaha Midowga Yurub
Ka qabtay xilka
25 December 2013 – 29 August 2014
Ra'iisul wasaare Recep Tayyip Erdoğan
kaga horeeyey xilka Egemen Bağış
kaga dambeeyey xilka Volkan Bozkır

Ergayga Gaarka ah ee U Qaabilsan Turkiga Wada Xaajoodka Midowga Yurub
Ka haya Xilka
25 December 2013 – 29 August 2014
Ra'iisulwasaare Recep Tayyip Erdoğan
kaga horeeyey xilka Egemen Bağış
kaga dambeeyey xilka Volkan Bozkır

Madaxweynaha Baarlamaanka Yurub
Haya Xilka'
25 January 2010 – 25 January 2012
Xilka kaga horeeyey Lluís Maria de Puig
Xil kaga dambeeyey Jean-Claude Mignon

Xubin Baarlamaanka Turkiga
Xilka sii watay
Qabsaday Xilka 
1 November 2015
Wareega doorashooyinka Antalya (Nov 2015)
Xilka Haya
3 November 2002 – 7 June 2015
Wareega doorashooyinka Antalya (2002, 2007, 2011)

Macluumaad gaar ah

Ku dhashay (1968-02-05) 5 Febraayo 1968 (Wuxuu jiraa 51)
Alanya, Turkiga
Xisbi siyaasadeed Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarinta
Waxbarasho jaamacadeed Ankara University
Long Island University
Bilkent University
Diinta Islam

Mevlüt Çavuşoğlu (Alanya 5 Febraayo 1968) Waa dublumaasi u dhashay dalka Turkiga waana Wasiirka iminka haya xilka Wasaaradda Arimaha Dibadda ee dalkaasi. horey wuxuu usoo qabtay xilal ay ka mid yihiin: Madaxweynaha Baarlamaanka Yurub, Wasiirka Turkiga U Qaabilsan Arimaha Midowga Yurub ahna Ergayga Gaarka ah ee U Qaabilsan Turkiga Wada Xaajoodka Midowga Yurub.