Midig iyo bidix baabuur wadis

Ka Wikipedia
Countries by handedness of traffic
  Baabuurta midiglaha ah
  Baabuurta bidixlaha ah
Nidaamka wadomarista ee wadanada caalamka iyo halbeega cabirka xawaaraha
  Baabuurta midiglaha, kilometres
  Baabuurta midiglaha, miles
  Baabuurta midiglaha, miles iyo kilometres
  Baabuurta bidixlaha, kilometres
  Baabuurta bidixlaha, miles

Midig iyo bidix baabuur wadis (Af Ingiriis : Right- and left-hand traffic; Af Carabi : ar‎) waa labo nidaam oo caalami ah oo wadanada caalamka laga isticmaalo marka laga hadlayo baabuur wadista iyo isticmaalka laamiga. sida caadiga ah dunida maanta waxaay leedahay labo nidaam oo baabuur wadista laamiga ah. Wadano badan waxay isticmaalaan nidaamka midiglaha ah halka tiro badan oo caalamka ah ay isticmaalaan nidaamka bidixlaha.[1] Sharciga noocan ah waa aasaaska xeerarka wado-marista baabuurta ee dhamaan caalamka oo dhan.[2] Tiro koob ay sameeyeen ururo caalami ah waxaa lagu ogaadey in dunida maanta in ka badan 65% bulshada caalamka ay ku dhaqan yihiin wadano laga isticmaalo nidaamka baabuur wadista ee midiglaha. Taasi macnaheedu waa in 35% ay isticmaalaan nidaamka bidixlaha ah.[3]

Sidoo kale fiiri

Xigasho


  1. Geoff Draper, Harmonised Headlamp Design for Worldwide Application, Motor Vehicle Lighting, P 23–36, Society of Automotive Engineers, 1993
  2. Kincaid Peter, The Rule of the Road: An International Guide to History and Practice, Greenwood Press, December 1986
  3. Why do some countries drive on the left and others on the right worldstandards.eu 10 January 2014