Millan

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Millan

Millan (ingiriis: Solution) waa sheyga soo baxa marka Milme lagu dhex daro Mille. Tusaale ahaan, marka sonkor (milme) lagu dhex daro biyo (mille) waxaa soo baxa biyo macaan (millan).