Mille

Ka Wikipedia

Mille

Mille (ingiriis: Solvent) waa sheyga lagu dhex daro milmaha si loo helo Millan. Tusaale ahaan, marka sonkor (milme) lagu dhex daro biyo (mille) waxaa soo baxa biyo macaan (millan).