Moos Bukeeni

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Question book-4.svg
Maqaalkaan malahan xog caddayn ah.

Qoraalkaan hoose waxaa ka maqan tixraac xog caddayn ah ama reference. Fadlan ku caawi wikipediya sidii oo u noqon lahaa qoraal sax ah, ku soo dar xog caddayn ah meesha aa ka soo ogaatay. Qoraalada aan leheen xog caddeyn ah waxaa dhici karto in laga saaro meeshaan.

Moosbukiini waa nooc kamid ah mooska ay somalidu isticmaasho qaas ahaan koonfurta Soomaaliya muuskaan wuxuu kamdiyahay 3 nuuc oo muus oo Soomaaliya lagahelo 1-muus caadi ah 2-muus sokor 3-muus bukeeni muus bukeeni wuxuu u'egyahy moosaka caadiga ah lakiin wuu kayar baladhanyahay halka muus sukarku uu yahay nuuca uguyar muuska somalida lehna macaan,muusbukiini waa muus lkarsado looma isticmalo sida labadanooc ee kale.