Nollywood

Ka Wikipedia

Nollywood[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Nollywood waa magaca guud ee loo yaqaano shirkadaha sameeya filimaanta ee dalka Najeriya.

Shirkadahan waxaa la aas-aasay qiyaastii 1960-kii laakiin waxay soo caan baxdey oo suuqa dunida soo gashay 1990kii wixii ka dambeeyay.

Sanadku markuu ahaa 2000 ayaa waxa lagu sheegay shirkada Nollywood in eey ku jiraan kaalinta labaad ee filim soo-saarista dunida, waxa ka horeeya Bollywood oo kali ah.

Taariikhda Filimaanta[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Samaynta Filimka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dhaqaalaha Nollywoodka[wax ka badal | wax ka badal xogta]