Oogo (dhul)
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Oogo)

Oogo (Af Ingiriis : surface; Af Carabi: سطح) marka laga hadlayo oogada sare ee dhulka waxaa la isticmaalaa sharaxaad labo-dhinac ah kaasi oo looga danleeyahay muujinta qaabka, jooga iyo heerka deeggaankaasi la sharaxayo.