Oogo (dhul)

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Muuqaalka shax oogada sare ee dhulka oo lagu muujiyey x-, y-, iyo z-astaan ahaan.

Oogo (Af-Ingiriis: surface; Af-Carabi: سطح) marka laga hadlayo oogada sare ee dhulka waxaa la isticmaalaa sharaxaad labo-dhinac ah kaasi oo looga danleeyahay muujinta qaabka, jooga iyo heerka deeggaankaasi la sharaxayo.

Muuqaal

Sidoo kale fiiri

Xigasho