PH
Appearance
Dareere | pH |
---|---|
Aashatada betteriga | <1,0
|
Aashatada caloosha | 2,0
|
Liin dhanaanmehu | 2,4
|
Coca Cola | 2,5
|
Qal | 2,9
|
Cabitaanka liinta macaan - ama Tufaaxa | 3,5
|
Biir | 4,5
|
Qaxwo | 5,0
|
Shaah | 5,5
|
Roob aashito | < 5,6
|
Caano | 6,5
|
Biyo nadiif ah | 7,0
|
Candhuufta dadka | 6,5–7,4
|
Dhiig | 7,34 - 7,45
|
biyo baddeed | 8,0
|
Saabuun | 9,0–10,0
|
Ammonium | 11,5
|
Omo | 12,5
|
Sodium Hydroxide (NaOH) | 13,5
|
pH waa cabir lagu cabiro darajada Aashitada ama Base-ka ee Milan, Wuxuuna u dhaxeeyaa 1 - 14, waxaana dexdhexaad u ah 7 (Neutral). PH waxaa markii ugu horeysay soo saaray kimistari yaqaankii reer Danish (Søren Peder Lauritz Sørensen) isagoona ku baaray Sheybaarka (Carlsberg Laboratory) sanadkii 1909.