Puntland Post

Ka Wikipedia
Puntland Post
Cinwaankawww.puntlandpost.com
Nooca sitenews website
Diyaar ku ahSoomaali, Ingiriis

Puntland Post waa warbaahin fadhigeedu yahay Garowe, Puntland. Waxaa la asaasay sanadkii 2001, waxaana asaasay qurbajoog soomaaliyeed oo reer Denmark ah. Puntland Post waa website laga daalacdo wararka Puntland iyo Soomaaliya, waxa uuna leeyahay Joornal todobaad leh oo isla magaciisa wata.

Eeg waliba[wax ka badal | wax ka badal xogta]