Radio Kulmis
Appearance
| Nuuca | bar bulsho |
|---|---|
| Dalka | Soomaaliya |
| Ugaar ah | Balaatfoomka Baraha Bulshada |
| La'asaasay | 2021 by Cabdulaahi Maxamuud Cali |
| Milkiyadda | Cabdulaahi Maxamuud Cali |
| Magacyo hore | Codka Mahbar |
| Digital channel | dijital |
| Website rasmiga ah | https:// kulmispodcast.godaddysites.com |
| Afka (luqada) | Af-Inqiriisi, Af-Carabi, Af-Soomaali |
Raadyo Kulmis ama Kulmis Podcast ( Af-Inqiriisi Radio Kulmis), (Af-Carabi راديو كولميس) waa FM leh shabakada ugu weyn ee baraha bulshada ee Soomaaliya oo xarunteedu tahay Garoowe, Puntland.[1]
Taariikhda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Radio Kulmis waxaa la aas-aasay sanadkii 1978 waxaan sameeyay jabhadii SSDF, markii dambe waxaa loo bixiyay Radio Halgan waxaa kamid ah ragii ka hadli jiray[2]
Dib u qaabayntii
[wax ka badal | wax ka badal xogta]sanadihii dambe waxaa boorka dib uga jafay Cabdulaahi Maxamuud Cali[3]
Tixraacyo
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ https://kulmispodcast.godaddysites.com/about-us
- ↑ https://web.archive.org/web/20230915152603/https://www.refworld.org/docid/3ae6ab2448.html. Archived from the original on 2023-09-15. Retrieved 2022-11-03.
{{cite web}}: Missing or empty|title=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ https://kulmispodcast.godaddysites.com/portfolio