Jump to content

Ramla cali

Ka Wikipedia

Ramla Cali waa gabar british somali feeryahan iyo [1] Model ah oo degen magaalada London ee ingiriiska. Ramla Waxay ku guuleysatay horyaal kasta oo feerka [2] waxayna guushii ugu danbesay ka soo hoyday [3]Isreebreebka Feerka Afrika ee ka socdo magaalada Dhakar ee dalka Senegaal. Ayada oo garaacday Beatrice Akoth oo kenyan ah taariikhda marka ee eheed 21 feebaraayo 2020. waxayna hadda u baahan tahay inay guulal taariikhi ah sameyso, islamarkaana ay noqoto gabadhii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ee Feeryahanad ah ee ka qeyb gasha ciyaaraha Olambikada Adduunka ee lagu qaban doona magaalada Tokyo Jabaan.

  1. "Model". Archived from the original on 2019-10-19. Retrieved 2020-02-23. {{cite web}}: Cite has empty unknown parameter: |3= (help); Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  2. "horyaalka feerka dumarka". {{cite web}}: Cite has empty unknown parameter: |1= (help)
  3. "Ramla Cali feeryahan soomaliyeed". {{cite web}}: Cite has empty unknown parameter: |1= (help)