Reer Caraale

Ka Wikipedia

Reer Caraale waa beel kamida beelweynta cumar Jibriil ee Habarjeclo

deegaanka reerka:

reerku wuxu degaa bariga Gobolka saaxil siiba degmooyinka Xagal iyo Laasciidle ilaa magaalo xeeblayda Karin, waxa kale oo ay degaan gobolka saraar iyo Togdheer