SHIRIB

Ka Wikipedia

Madax garleh Mareykan geey

Malyan ha kugu maalgelshee

hadii abkoow hurdee

abooto dhaaniso waa inkaar


Riyaale


Raa’ix iyo Rujuuc dhowaa

Illeyn ru’uus dadoow raraa

Howshiisi mow hilmaamayaa

Hilib dadow horuu bartee

alshabaab aqoon yaraaa

ma arkaan arbaciin xadiis


]