U bood nuxurka

Salaada jumcaha

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah

Salaada jumcaha (Afka carabiga; صلاة الجمعة) waa salaad ay Muslimiinta tukadaan Maalinka jumcaha, waxaa laga hormariyaa labo khudbo oo imaamka soo jeediyo.

Jumcada Masjidka Kaohsiung ee Taywan.