Samaroon Cumar Geedi

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi


Samaroon Cumar Geedi (Af-Carabi: سمرون عمر جيدي,) sidoo kale loo yaqaanay Cumar Geedi, Waa ninkii qoray buuga ""Magacda & Muuqaalka Kalluunka""

Taariikh[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Dawladdii Jamhuuriyadda Dimograadiga Soomaaliya wuxuu ka mid ahaa Wasaaradda Kalluumeysiga & Khayraadka Badda. Buuga ""Magacda & Muuqaalka Kalluunka"" ayuu qoray. Waa nin ka soo jeeda Beelwaynta Gadabuursi. [1][2].

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. Magacda & Muuqaalka Kalluunka, Jamhuuriyadda Dimograadiga Soomaaliya, Wasaaradda Kalluumeysiga & Khayraadka Badda, Waaxda Cilmi Baarista, 1986 
  2. http://dspace-roma3.caspur.it/bitstream/2307/799/1/Magacda%20&%20muuqaalka%20kalluunka.pdf