Samaroon Cumar Geedi
Appearance
Samaroon Cumar Geedi (Af Carabi : ar,) sidoo kale loo yaqaanay Cumar Geedi, Waa ninkii qoray buuga ""Magacda & Muuqaalka Kalluunka""
Taariikh
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Dawladdii Jamhuuriyadda Dimograadiga Soomaaliya wuxuu ka mid ahaa Wasaaradda Kalluumeysiga & Khayraadka Badda. Buuga ""Magacda & Muuqaalka Kalluunka"" ayuu qoray. Waa nin ka soo jeeda Beelwaynta Gadabuursi. [1][2].
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Magacda & Muuqaalka Kalluunka, Jamhuuriyadda Dimograadiga Soomaaliya, Wasaaradda Kalluumeysiga & Khayraadka Badda, Waaxda Cilmi Baarista, 1986
- ↑ "Nuqul Archive" (PDF). Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2019-11-01. Soo qaatay 2021-08-09. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin)