Samsung

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Coordinates: 37°29′48″N 127°01′37″E / 37.496609°N 127.026902°E / 37.496609; 127.026902

Xarunta shirkada Samsung ee Seoul

.

Astaanta loogada Samsung

.

Samsung Group ama Samsung waxaa shirkad soosaarta waxyaabaha elektarooniga ku sheqeeya xarunteedu waxa ay kutaalaa wadanka Koonfur Korea gaar ahaan magaalda caasimada ee Seoul. Shirkada waxaa u shaqeeya shaqaale kabadan ilaa 200,000 oo qof waa mid kamida shirkadaha ugu horreeya dhanka qalabka danabka korontada ku shaqeeya ( Electric). Shirkaddani waxa ay ka hawlgashaa dhammaan waddamada dunida iyada oo xifaaltan ba'ani kala dhexeeyo shirkadda reer Maraykan ee Apple Inc.




 South Korea