Saydaa ama Saydun (Af Carabi: صيدا, Af Ingiriis: Sidon) waa magaalada sadexaad ee ugu weyn wadanka Lubnaan, waxay ka mid tahay magaalooyinka caalamka ugu qadiimsan, koonfurta lubnaan ayay ku taal waxayna saarantahay Badda Cad.