Shaka Suulu

Ka Wikipedia
Shaka


Shaka suulu (Af Ingiriis : Shaka Zulu) waxuu ahaa boqorkii Qabiilka Dadka Zulu Ee Koonfur Afrika, wuxuu dhashay qiyaastii 1787 wuxuu dhintay 1828. wuxuu hogaaminayay qabiilka sulu isagoo qabsaday meelo badan waxyna isku dheceen cadaankkii halkaas joogay.

Dadka Sulu[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Suuluu (Zulu) waa dad ku nool Koonfur Afrika, tiradooda waxaa lagu qiyaasaa toban ilaa kow iyo toban milyan, qarnigii 18aad waxay caan ku ahaayeen dagaalka iy okala dambaynta, waxay qabsadeed dhul badan oo ku xeeran koonfur afrika, waxaa hogaamin jiray boqorkaas Shaka, waxay isku dhaceen cadaankii koonfur afrika soo degay qarnigii 18aad. waxaana dhex maray dagaallo badan. Qabiilka sulu ayaa u badan koonfur afrika waxay kaloo degaan simbabwi, Musambiig, iyo Saambiya. waxay ku hadlaan luuqada baantuuga.


Qabiilka sulu ayaa u badan koonfur afrika waxay kaloo degaan simbabwi, Musambiig, iyo Saambiya. waxay ku hadlaan luuqada baantuuga.

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]