Shii shay hung

Ka Wikipedia

Tii Shay Hung

Tii Shay Hung waxa uu ahaa boqor dalka Shiinaha qarnigii sadexaad. Mudane Hung, wuxu boqor ka ahaa boqortooyadii Kiin, waxa uuna dhashay markey taariikdhu ahayd 259 (Nabi ciise csm ka hor).

Boqorkan waxa uu mideeyay dhamaan gobaladii Shiinaha ee ay colaadu u dhaxaysay, waxa uu wax kabedelay musuq maasuqii iyo maamul xumadii wadankaas.

Sidoo kale, waxa uu taariikh wayn ku leeyahay shacabka iyo dawlada Shiinaha ee maanta.