Jump to content

Türk Telekom Arena

41°6′10.33″N 28°59′25.51″E / 41.1028694°N 28.9904194°E / 41.1028694; 28.9904194

Türk Telekom Arena
Coordinates: 41°6′10.33″N 28°59′25.51″E / 41.1028694°N 28.9904194°E / 41.1028694; 28.9904194
Websitewww.turktelekomarena.com.tr
Türk Telekom Arena'da Galatasaray ile Sivasspor arasında oynanan ilk resmi maçtan bir görünüm.

Türk Telekom Arena Waa garoonka kubadda cagta kooxda Galatasaray ee ka dhisan magaalada Istanbul. waxaa la dhisay sanadku markuu ahaa 2011kii, Waxa uuna Qaadaa 52,652 oo qof. Türk Telekom Arena waa mid ka mid ah garoomada Kubadda-Cagta ugu casrisan uguna waaweyn dalka Turkiga.