Talk:Dhir

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Ku Toosinta en:wiki[wax ka badal xogta]

Maqaalkan dhir wuxuu u dhigmaa boga en:Plant, midkaasi oo lagu xidhay maqaalka beer oo sida saxda ah la mid ah boga af Ingiriiska ah ee agriculture.

Mudane Abshir Dheere iyo Mudane Maax ma sixi kartaa labadan bog adigoo mid kasta ku aadinaya kan ku haboon.

  1. Dhir = [en:Plant]
  2. Beer = [en:Agriculture] ama [en:Farm]

Mahadsanid

Ismail Suge (talk) 00:42, 29 Agoosto 2015 (UTC)[reply]