Talk:Magaca Muuse

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Ismaacii magaca muuse qaybta english ka aad ku xirtay sax maaha hubi bal mise waxaad ula jeedaa kan Moses_(given_name)

dhowr maqaal aad magac sidaas ah kula xirtay maqaalo interwiki ayaa jira.

Moses (Name)> Wikipedia english does not have an article with this exact name.

--Abshirdheere (talk) 01:44, 4 Febraayo 2014 (UTC)[reply]

Warcelin: Magaca Muuse[wax ka badal xogta]

Salaan qaali ah ka dib, saaxiib ma hubo boga saxda ah ee lagu aadin karo ama xidhi karo Magaca Muuse, sababtoo ah "magaca Muuse" ingiriis wuxuu ku noqonayaa "Moses". Markaa aniga sidaasi ayaan u fahmey, hadii uu jiro bog kale oo sax ku ah, fadlan ii soo sheeg ama adiguba ku hagaasi kaasi.

Mahadsanid, Ismail Suge (talk) 08:48, 4 Febraayo 2014 (UTC)[reply]

Sixid Magaca Muuse[wax ka badal xogta]

Maqaalkii ahaa Magaca Muuse waan ku toosiyay midkii aad ii tilmaamtey. Waxaan filayaa inaad kuwa kalena igu soo war-gelin doonto si aynu u saxno.

Dhinaca kale, maxaa ku dhacay "Boga Hore" ee so.wikipedia, sidii hore waad ka badasheen. Waxaan filayaa in shaqo ka socoto.

Ismail Suge (talk) 08:58, 4 Febraayo 2014 (UTC)[reply]