Talk:Murursade

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

waxaan ahay wiil murusadaa oo daguuro maxamed ah oo dacalay kasii ah waxan rabaa in leeygu daro dad caan ah oo beesha dacalay maqafad ku jiro oo ganacsato leh waxayna kala yihiin ganacsade 1-Ganacsade isman maxamud jisow (isman jarer) 2- Ganacsade xeysay daahir maxamed 3 nabadoon xusen taakow oo ah nabadonka guud e besha dacalay maqaafad 4- aqonyahan cali maxamud jisow waana aqonyahan ku taqasusay electrical engineering

maxamed daahir axmed mursade foor culus habar maxamed

asc magaceygu MUKHTAR SH.YUSUF SH.C.KAREN.SH.XASAN DUUBWEYNE[HEER UGAS] WAXAN KU TALIN LAHAA INLABEDELO QAABKA QORAALKA OO DHALINTA YAR MAFAHMI KARAAN SIDI DHEER EE SHAXDA LAS GARAB DHIGO IGA RAALI AHAAD waa taageersanahay

Magaca pageka wa "Murursade" magaca saxda na wa "Murusade"[wax ka badal xogta]

Magaca pageka wa "Murursade" magaca saxda wa na "Murusade"


Teeda kale maxaa la soo saameyn waaaye version oo afka ingriiksa ku qoran pagekaan. (ENGLISH TRANSLATION OF THE WIKI PAGE NEEDED) BoldItalic

Fadlan Qofkii halkan ku qoray magaca "Murursade" Waa Qalad Magaca Saxda ah waa Murusade kaas Halagu qoro Qeybta Kore. Nasiib110 (wadahadal) 20:27, 22 Jannaayo 2021 (UTC)[reply]

Talo Soo Jeedin[wax ka badal xogta]

Asc, Ugu horeyn aad baad U mahadsantihiin. Marka xigta Waxaa soo jeedinayaa in La Edit Gareeyo Meesha Aad ka dhahdeen KUKDHEER IDIRIS WAXAA DHALAY GAADOOW IDIRIS. SIDA SAXDA AH WAA DAD WADA DHASHAY ILMA IDIRIS AYAA LA ISKU DHAHAA. KUKDHEER WAXAAD HOOS KEENI KARTAAN KAAYKAAY. WAXAAN FILAA SI DAGDAG AH INAA U BADALI DOONTAAN. Arinta kale waxay tahay In Editorska La igu daro, Maadama an ahay nin wax badan ka yaqaana qabiilada Somaliyeed, Qaasatan Murusdade. Midkale OO aad loogu Baahanyahay ayaa in IN Magaca Qabiilka La saxo 'Murusade' waa sida saxda ah, Ha yeeshee waxa Qoran 'Murursade'. MHDSANIDIIN,مرسل إبن كَرنْلي

Magaca murursade ma ahan ee fadlan naga badala

Uweeysow (talk) 18:06, 19 Sebteembar 2019 (UTC)[reply]

Clan three[wax ka badal xogta]

        • Gugundhabe
        • Karanle
                • Cabdalle
                • Ibrahim
                • Hilibi
                • Habar Ceyno
                • Habar Idinle
                • Abakar
              • Daguuro

Fadlan magaca beesha naga saxa, murursade wax la dhaho majiran, beesha magaceeda waa MURUSADE Uweeysow (talk) 18:08, 19 Sebteembar 2019 (UTC)[reply]

waa runtiis ee naga saxa magaca Murusade ka dhig 154.66.245.115 06:12, 27 Juun 2022 (UTC)[reply]

Cigalle Axmed[wax ka badal xogta]

Cigalle Axmed Cabdinuur (wadahadal) 14:39, 2 Agoosto 2020 (UTC)[reply]

2 Arin oo Muhiim ah.[wax ka badal xogta]

1: Marka hore waxaan talo ahan soo jeedin lahaa in magaca beesha la saxo waa Murusade ee ma ahan Murursade...

2: Waxaan kalo dhihi lahaa in lagu so daro shaqsi caan ahaay waliba mid ka mid ah korneeladii beesha. Kornel Cali Gedi Axmed Xaayow, AUN. Laguna naaneysi jiray Kornel Xayow. Ahaana Kornel Goobta Madaaficda, ahna Habar-cayno kasii ahaay Ogolyo-waaq waliba yirid.

Fiiro gaar ah:- Kornel Cali Gedi Axmed Xayow (kornel Xaayow) waa wiilka uu abtiga u yahay Nabadoon Maxamed Nuur Bare, AUN (Xanfaley). Kornel Xaayow waxa dhashay Mako Nuur Bare AUN.

Mahadsanid. Abdirazack99 (wadahadal) 13:26, 12 Agoosto 2022 (UTC)[reply]