Talk:Xarardheere

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

abshir mahamed jimcaale(abshir gunid) oo ah gudoomiyah dhalinyarad soomaalida ee qurba joogata iyo baraarujinta xaga kudhaqanka diinta islaamka ayaa maantay wuxu qudbad gaaban kajeediyey magaalada caasimada labaad dalka kenya ee mombasa :isagoo kunuux nuuxsaday is ilaalinta dhalinyarada soomaaliyed oo qatar kunoqon karto dhalinta da,da yar hadaysan kafool jugnaan gudomiyaha oo qudbadisi kuguda jiray ayaa yiri : waxan nahay dad islam ah manihin free aan lala xisabtami doonin. muninka xabsigiisa waa adunku.

Maxaad kataqaanaa degmoyinka hoos yimaada xaradheere?? Abdihafid Hirsi Ahmed (talk) 18:55, 12 Maarso 2016 (UTC)

Waa degmada ugu waxsoosaarka badan Bashir Ahmed Mohamud (talk) 09:52, 24 Agoosto 2019 (UTC)[reply]

Dadka ugu caasanaa[wax ka badal xogta]

1) cabdrashid Cali sharmake (madaxweynihii hore ee somaalia) 2) Bashir Ahlusuna (aqoonyaha ) Bashir Ahmed|talk) 09:55, 24 Agoosto 2019 (UTC)[reply]