Tarxiil

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Dad maxaabiis ah oo wadanka xoog looga saarayo, 1845

Tarxiil (Af-Ingiriis: deportation; Af-Carabi: إبعاد) waa eryidda dadka shisheeyaha. Dalka ka saaridka wexey dhacda ajnabiga markay xaaladaha xun sameeyaan.