Template:Sawirka Maanta 10 May

Ka Wikipedia

Canjeelo ama laxoox waxay ka midtahay cuntada lagu sameeyo kushiinka. Canjeerada waxaa soomaaliya laga cunaa subax kasto, waxaana lagu cunaa suqaar ama beer iyo dalacbilaash. Sida dhaqanka ah neh waa Saliid Macsaro ama Subag iyo Sonkor iyo Shaax. Canjeerada waa cunto soomaaliya laga isticmaali jiray waqti aad u fog. Waxaa kale oo jirto (Malawax) iyo Jabaati oo u sameesan sida canjeerada oo kale, laakiin way ka yartahay wayna ka macaantahay. Badanaa waxay soomaalida malawaxa isticmaashaa ramadaankii