Template:Sawirka Maanta 15 May

Ka Wikipedia

Timir ama Geed Timir waa geed dhala miraha Timirta, geedkaan wuxuu u-badanyahay meelaha saxaaraha ah ee woqooyiga afrika iyo galbeedka Aasiya. Geed timirka qasab ma aha in uu ka baxo meelaha saxaaraha ah oo kaliya, meelaha kale uu ku badanyahay waxaa ka mid ah Soomaaliya, iyo galbeedka afrika, wadamada carabta iyo bariga aasiya. geedkaan waxuu dhalaa miraha timirta, waxaana la cunaa bisha ramadaanka markii la affuraayo.