Template talk:Maqaal Qabyo Ah

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Salaan qaali ah dhamaan walaalaha ku hadla Af Soomaaliga. Sidaad ka warqabtaan Soomaali Wikipedia aad ayay u liidataa, sababtoo ah ma lahan dad si joogto ah waxa ugu qora ama dayactira maqaalada. Sidoo kale waxaa aad u badan waxbedelka khariban (vandalism), markaa waxaan rabaa inaan isbedel sameeyno. Gacmo wadajir ayay wax ku gooyaan, sidaas darteed aan ka wada qeyb qaadano horumarinta luuqadeena hooyo. Fadlan balaadhi maqaaladan: Maqaal Qabyo Ah. Mahadsanid. Ismail Suge (talk) 22:12, 23 Oktoobar 2015 (UTC)[reply]