Tilaabo

Ka Wikipedia

Tilaabo (Af Ingiriis : step (unit)) waa halbeeg cabir oo Soomaalidii hore isticmaali jirtey. Tilaabo waa dhererka u dhaxaysa labo lugood ee bani'aadamka markuu socdo, waxaa loo isticmaalaa cabirka dhererka.

Tilaabada saxda ah waxay u dhiganta 0.75 mitir.