Toshiro Mifune

Ka Wikipedia

Toshiro Mifune (三船 敏郎), 1920-1997, Filimaanta (Jabaan).

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

runtii waxaa jira aflaan badan oo ay soomaaliga dhikto waxaana sii jiro ruwaayado badan oo ay soomaalida taariikhda ay u kashay oo la dhigay lexdamaadkii marka waxaa aaminsanahay bulshada soomlida in ay ku hormarsantahay dhinaca maskaxda ayagoo wax walbo si dhaqsa ah ku fahmo soomaalidana dhaqankeeda waa soo jireen ilaa 200 labo boqol oo sano ka hor ayay jilayeen ruwaayado ama caadooyinka hidaha iyo dhaqanka marka waxaan soo diyaari doonaa taariikhda ruwaayadaha iyo aflaanta soomaalida dhawaan iin shaa alaah

  waxaa qoray ugaas liibaan ugaas cabdi
   
  mahadsanidiin