Tupac Shakur

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Tupac Amaru Shakur (ku dhashay East Harlem, Caasimada New York, 16 Juun 1971; lagu dilay Las Vegas, 13 Sebteembar 1996) (sidoo kale magaciisa loo qoro 2Pac) wuxuu ahaa fanaan Mareykan ah oo heeso Rap qaadi jire, gangister iyo faantaar u dhashay Dadka Madoow.

Malin ayuu safar u aadey magaalada (lasvegas) xaflad ayuuna qabsadey waxa jirtey sido kale ciyaar (boxing match) oo udhaxeysay Bruce seldon iyo Mike tyson oo ka dhaceysay MGM grand.

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]