Ubay bin kacab

Ka Wikipedia

ubay bin kacab waa saxaabi ka mid ah ansaarta wuxuu aad ugu dheereeyay quraanka, wuxuu noqday qoraaga waxyiga xiligii rasuulka scw, sidoo kale wuxuu ku jiraa afar qof kulmiyeen quraanka intuu noolaa rasuulka scw, uabay daraja wuxuu gaaray heer loogu yeero muslimiinta dhexdooda "sayidka al-quraa[1]

ubay bin kacab
أبي بن كعب
saxaabi
xog ku saabsan
aabihiisa: kacab bin qeys
hooyadii suheyla binti aswad
Dhashay:
Ku dhashay: madiina
Diintiisa: Islaam
xaaska umu dufeyl bin dufeyl bin camar al-dows
ilmahiisa dufeyl iyo muxamad
Shaqada qoraaga waxyiga, xaafid quraan
Dhintay: 30H/651
Ku dhintay: madiina

Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. "https://www.alittihad.ae/article/85866/2015/%D8%A3%D8%A8%D9%8A-%D8%A8%D9%86-%D9%83%D8%B9%D8%A8-%D8%B3%D9%8A%D8%AF-%D8%A7%D9%84%D9%82%D8%B1%D8%A7%D8%A1