Jump to content

User talk:Abubakralbakri7

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia
Faalladii ugu dambaysay: 9 sannadood kahor ee Ismail4all qodobka Digniin

Digniin

[wax ka badal xogta]

Waxaan kaaga digayaa inaad macluumaad khalad ah geliso qaar ka mid ah bogaga Wikipedia Soomaaliga. Qoraal kasta ood ku qorto bog, gaar ahaan qabiilada Soomaalida, waa inaad keentaa cadayn, xigasho, iyo ilo lagu kalsoonaan karo. Sxb meeshan lama ogola inaad fikradaada ku qorto, beel ku amaanto ama qabiil ku caaydo. Hadaad su'aal qabto ila soo xidhiidh. Ismail4all (talk) 10:50, 24 Diseembar 2016 (UTC)Reply