Soo jeedin ayaad samayn kartaa iyo su'aalo taasoo ku saabsan habka shaqada ee wikipedia waxaa sidaas oo kale awoodaa Su'aashaada. Cilmiga ah kuna dhisan anshax.
Ha ka tagin saxiixa ee Bogagga wadahadalka qorista afar xarriiq sidaan ~~~~. laakiin waxaa lagaa rabaa inaan la saxiixin maqaalada, maxaa yeelay waxay noqonayaan wada lahaansho marka la sameeyo.
walaalkiis waa loo baahanyahay qof qoraa oo jecel in oo wax qoro. Waxaa rabi lahaa in aa ku sii sheego, wax kasto oo meeshaan ku qortid in oo waligeed ku qornaanaayo oo aan la tirtiri karin, sidaas darteed iska ilaali wxayaabaha adiga shakhsi ahaantaada kugu saabsan. waligaa ha iska dhiibin telefonkaada ama adareeskaada meesha aa degentahay. Wikipedia waa meel caalami oo qof kasto akhristo, waxna ku qoro ama ka badalo. mahadsanid Maax13:27, 22 Nofeembar 2011 (UTC)Reply