Jump to content

User talk:Ina warfaa

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia
Faalladii ugu dambaysay: 12 sannadood kahor ee Ina warfaa qodobka Mahadsanid

Saaxiib aad ayaan kuusalaamy salaantaa kadib qoraalka aad kasamaysay Shiikh albaani,saaxiib waxaadsamaysaa kutubta uu qoray ee carabiga aad kuqoratay soomaali kuturjun,amaba waxaad kuqortaa in sonli loo turjumi karo si aan u turjumo Mahadsanid sxb.Saraar 19:58, 7 ok 2011 (UTC)

[wax ka badal xogta]

Hello, I was wondering : why do you keep deleting the links to Qaamuus and to Category:Qaamuus on the Qaamuus finnish soomaali finnish page ? It would be helpful that you leave them in place. Baronnet (talk) 17:15, 12 Febraayo 2013 (UTC)Reply

Waa ku salaamay Ina Warfaa, Walaal waxaad isku daydaa hab qoraalka inaan habaysid oo aad kala saartid, hadii kale dadku waa ku wareerayaan!

Tusaale ahaan: Sidaan oo kale waa faahfaahsantahay, Hadii kale maamulka bogga waxaa laga yaabaa in ay u arkaan ruux iska cayaaraya isla markaana ay kaa joojiyaan.

Qaamuusfinnishsoomaalinaxwe
1aamunkoiteqorraxsoobaxmagac
2aivastushindhisomagac
3sunnuntaiAxadmagac

Ha iloowin inaad saxiixdo fariimaha sidaan oo kale si loo arko waqtiga iyo taariikhda Adigoo adeegsanaya calaamadahaan

{{{~ ~ ~ ~ ~ ~ ~ ~}}} Mahadsanid.

Saxiixa --Abshirdheere (talk) 08:32, 15 Febraayo 2013 (UTC)Reply

Waan kaa qaaday Abshirdheere salaanta, walaal ma garanayo habka qoraalka loogu habeeyo "Wikipedia-ha", inkastoo qaamuuska uu iigu diyaarsan yahay "word" ahaan, haddana haddii aad waqti heyso, habeyntiisana aysan waqti kugu qaadaneyn wikipedia-ha xaggiisa, waan kuu soo diri karaa qoraalka qaamuuska oo "word" ku diyaarsan, haddii aad ii soo gudbisid e-mail-ka aan kuugu soo diri lahaa qoraalka qaamuuska. Mahadsanid. Saxiixa Ina warfaa (talk) 16:44, 15 Febraayo 2013 (UTC)

Tusaalahaan adeegso

[wax ka badal xogta]
Qaamuusfinnishsoomaalinaxwe
1aamunkoiteqorraxsoobaxmagac
2aivastushindhisomagac
3sunnuntaiAxadmagac

Intaan Nuqul ahaan u qaado

{| {{jadwal}}
|-bgcolor=wheat
!Qaamuus||finnish|| soomaali||naxwe
|-
|1||aamunkoite||qorraxsoobax||magac
|-
|2||aivastus||hindhiso||magac
|-
|3||sunnuntai||Axad||magac 
|}

Qoraalkaan hadii aad adeegsato waa kuu suura galayaa ee isku day, ma u baahna wax sidaas ah Mahadsanid.

--Abshirdheere (talk) 17:21, 15 Febraayo 2013 (UTC)Reply

Mahadsanid

Aad baad ugu mahadsan tahay Abshirdheere hagidda iyo taladaba.

Ina warfaa (talk) 18:40, 15 Febraayo 2013 (UTC)

Fadlab bayaani qoraalada

[wax ka badal xogta]
3

Hadii aadan awoodin sidoo hore, sidaan ukala dhidhig mahadsanid.

--Abshirdheere (talk) 23:13, 9 Maarso 2013 (UTC)Reply

Mahadsanid

[wax ka badal xogta]

Waad ku mahadsan tahay mar kale Abshirdheere talada iyo hagiddaba, waana isku dayayaa intii tabarteyda ah. --ina warfaa (talk) 08:00, 10 Maarso 2013 (UTC)Reply

Mudane, Ina warfaa. Waxa kuu taalla farriin cusub Bogga wadahadalka ee Abshirdheere.
Waxaad samayn kartaa inaad bixisid ogaysiintaan goortii aad doontid adigoo tirtiraya moodalka {{Talkback}} ama {{Tb}}.