User talk:Somaliland1991

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Aniga Waxaan hay.Cabdilaahi Xasan cali,oo kunool magaalda Boorama kuna Dhashay magaalda Boorama ee Somaliland waxaan jeclahay in aan bogan qaybtiisa afka soomaliga ugu deeqo dhamaan wixii aan kahayo wadankayga Somaliland waxaan isticmaalaa qaybta Ingiriisiga sidaas awgeed waxa kasta oo qaybta ingiriisku ay somaliland ka qortay waxa aan jeclahay in aan somali kuturjumo si loo fahmo waayo qaybta ingiriisiga waxa ku jira qaybaha laga qoray dadka afsomalilaga kuhadala oo ay ugu badantay maqaalda laga qoray Jamhuuriyada Somaliland kuwaas oo gaadhaya ilaa 5000 oo maqaal. waad mahadsantihiin..........

Waa ku salaamay Somaliland1991 Ku Soo Dhawoow Wikipediaha Soomaaliga!

Bartan waxaa ka diiwaan gashan 37,829 isticmaale; waxaana ku jira 25,177 maqaal ku qoran Af-Soomaali!



Wikipedia waa mashruuc bedel wadareed ee Insaykalobeedhiya aqoon iyo dhaqan ku dhisan luqadihiisa kala gedisan. Luuqada Soomaaligu wuxuu ka mid tahay luuqadaha ugu liita xaga horumarka iyo cilmiga laga helo barta internetka. Sidaasi darteed waxaa dhamaanteen waajib inaga saaran yahay horumarinta iyo kobcinta luuqadeena. Qof kasta wuu ka qeybqaadan karaa horumarint luuqadeena, adiga oo wax ka qoraya maqaalada aad aqoonta u leedahay isla markaana ku soo daraya xigasho iyo cadayn. Khasab ma ahan inaad aqoon badan u leedahay bog aad qorayso, laakiin waxaa muhiim ah inaad qorto kaliya wixii xaqiiqo ah eed hubto. Sidoo kale, waxaa hubaal ah inaad khalad samayni ama wax garan waayi; waxaad fiirisaa boga (Caawinaad).

Fadlan aqri tillabooyinkaa koowaad hab bedelka, iyo habka bedelka bogagga iyo samaynta maqaallo cusub iyo isku toosintooda sida habka wikipedia. kadib bacaadka si aad halkaa ugu tijaabiso tillaabada koowaad.

Soo jeedin ayaad samayn kartaa iyo su'aalo taasoo ku saabsan habka shaqada ee wikipedia waxaa sidaas oo kale awoodaa Su'aashaada. Cilmiga ah kuna dhisan anshax.

Waxaa kaloo awoodaa Qeexis ku sameeyso waxaa tahay boggaada gaarka ah, adigoo iska qora macluumaad oo kugu saabsan: luqadaha aad ku hadasho, Dalkee tahay, maxase danaynaysaa?...

Ha ka tagin saxiixa ee Bogagga wadahadalka qorista afar xarriiq sidaan ~~~~. laakiin waxaa lagaa rabaa inaan la saxiixin maqaalada, maxaa yeelay waxay noqonayaan wada lahaansho marka la sameeyo.

Waxaan kaa codsanaynaa inaad eegto shanta walxood ee wikipedia iyo habka raadraaca (dhexdhexaadnimo, iyo soo xigashada, iyo usluubka bedelka, iyo habka siirada ama taariikh nololeedka, si ku haboon taariikhda qofka). sida laga doonayo ha ka tagin inaadan internetka nuqul ka soo qaadan sababaha milkiyada xuquuqda muallifka. sidoo kale waxaad awoodaa inaad ka qayb qaadato Mashaariicda wikipedia inaad ku darsato mowduucii ku cajab geliya.

Waan soo dhaweynaynaa ka qayb-qaadashada Soo galinta fayl, si loogu qurxiyo maqaalada, adigoo il gooniya u eegya xeerarka ku saabsan Xeerka adeegsiga sawirka iyo ixtiraamidda milkiyada xuquuqda muallifka. waxaa kaloo jira wikipediyeyaal iskaa wax u qabso ah ee Graphics Lab si ay u hagaajiyaan sawirada.

Ugu dambeyn, waana kan ugu muhimsan Waxaan kaa rajaynaynaa inaad ku dhiirato gacan naga siiso mashruucaan!

Haddii aad hayso soo jeedin ama su'aalo, waxaad ku soo ban dhigi kartaa Boggaan ama bogga wadahadalka.

Tallo Somaliland1991, Tusaale iyo Xasuusin!
Waad ku mahadsantahay wakhtiga, dadaalka iyo fikirka aad rabto inaad ku soo darto Wikipedia. Qof kasta wuxuu xaq u leeyahay inuu hello aqoon, warbixin iyo cilmi sax ah kaasi oo ku salaysan run iyo cilmibaadhis. Sidaasi darteed, waxaan kaa codsanaynaa inaad tixgeliso qodobadan:
  • Marka ugu horeysa Bacaadka ku samee qoraal tijaabo ah.
  • Qoraalkaagu ha noqdo mid dadka anfici karta. Xasuuso sababta aad wax uqorayso waa in dad kale kaa faa'iideystaan.
  • Ha bedelin qoraal aanad aqoon u lahayn. Bartan waxaa ku jira bogag khaas ah oo keydinaya macluumaadka aasaas u ah Wikipedia.
  • Hadii aad qoraal sameyso waa inaad ahaato dhexdhexaad oo ku salayso run. Wixii been ama khalad ah waa la tirtiri doonaa.
  • Ixtiraam isticmaalayaasha kale. Qof walba wuxuu jecel yahay in la sharfo, markaa dadka kale sharaf si adiga laguu ixtiraamo.
  • Wixii aad garan weydo su'aal istimaalayaasha ama maamulka.

Sidoo kale fiiri bogaga hoos ku qoran:

Wixii caawinaad dheeraad ah ee ku saabsan Wikipedia ka akhri meeshaan.

Waa ku salaamay Somaliland1991, walaal waxaa arkay in oo qoraalkaaga ahaa mid meeshaan laga ogoleen
Sidaas darteed waxaa rabaa in aa kuu sheego in oo meeshaan ka mamnuuc yahay hadalada micno la'aanta ah,cayda ama af lagaadada iyo waxyaabaha xayeesiinta, waxaa laga yaabaa in aad ogeyn, sidaas darteed waxaa kula talin lahaa in aad akhrisato bogga Caawinaada

salaan ka socoto, Maax 16:26, 23 Jannaayo 2012 (UTC)[reply]

walaal waxaa arkay boggag cusub oo aad sameysay, waxayna ahaayeen kuwo micno la'aan ah, fadlan akhriso Bogga caawinaada, meeshaan lagama ogolo wax caay ah, ama af lagaado.walaal hadii aad dhibka sii wadid waxaa dhici karto in lagaa mamnuuco meeshaan Maax 13:55, 25 Jannaayo 2012 (UTC)[reply]

Request for Help, please[wax ka badal xogta]

Greetings Mr. Somaliland1991,

Nice to meet you.

Could you kindly help me translate this article into the unique and wonderful Somali language? please.


The "True Jesus Church" is an independent church that was established in Beijing, China in 1917. Today, there are approximately 2.5 million members in fifty three countries and six continents. The church belongs to the Protestant group of Christianity that emerged during the early twentieth century in America. They aim to preach the gospel to all nations before the Second Coming of Jesus. The ten main beliefs of the church are:

  1. Holy Spirit
  2. Baptism
  3. Feet Washing
  4. Holy Communion
  5. Sabbath Day
  6. Jesus Christ
  7. The Bible
  8. Salvation
  9. The church
  10. Final Judgement


Your help would be very Gratefully Appreciated, Thankyou very much. (In return, I can help you translate your favourite article(s) into the Chinese language). --Jose77 01:48, 29 Jannaayo 2012 (UTC)[reply]

waraa adiga wallahi waa kaa mamnuucaa meeshaan gabi ahaanbo, ha ku qorin wax caay ah maqaalka Awdalland, hana soo celin qoraalda aa celiyay. Fadlan meeshaan wax sax ah ku qor mahadsanid Maax 14:57, 30 Jannaayo 2012 (UTC)[reply]